Geel 100 km usoo jaray si uu ula midoobo qoyskii lahaa oo iska iibiyay (Daawo Sawirada)

Geel guri-jante ah oo afka qalaadna lagu yiraahdo ‘homesick’ ayaa degay qalbiyada malaayiin Shiinees ah kaddib markii la ogaaday inuu fogaan dhan 100 km usoo jaray si uu dib ugu soo noqdo guriga mulkiilihii lahaa – sideed bilood kaddib markii la iska iibiyay. Wuxuu soo xulay saxaraha dhulka Mangolia ee dalka Shiinaha isaga oo maalmo … Continue reading Geel 100 km usoo jaray si uu ula midoobo qoyskii lahaa oo iska iibiyay (Daawo Sawirada)